Dal ka tirsan caalamka oo sanadkii 2019 lagu dilay dad ku dhow 3,500 oo qof

Colaadda dalka Afghanistan ayaa waxaa ku dhintay 3,400 oo qof waxaana ku dhaawacmay 7 kun oo kale sanadkii aynu ka soo gudubnay ee 2019 sida ay sheegtay Qaramada Midoobey. Howlgalka QM ee Afghanistan ayaa ku eedeeyey kooxaha Taliban, ISIS iyo mintidiin kale iney sabab u ahaayeen 49% dadka geeriyooday. QM ayaa intaa ku dartay in … Continue reading Dal ka tirsan caalamka oo sanadkii 2019 lagu dilay dad ku dhow 3,500 oo qof